Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Al-Burhan oo isku shaandheeyey wasiirada - Nofembar 04, 2024

November 04, 2024

Hoggaamiyaha ciidamada Sudan Abdel Fattah al-Burhaan, oo dagaal kula jira kooxo hubaysan, ayaa ku dhawaaqay isku shaandheyn uu ku sameeyey golaha wasiirada, taasi oo lagu bedelay afar wasiir oo ay ku jiraan kuwa arrimaha dibadda iyo warbaahinta.