Muuqaallo - VOA
Maxaa ka cusub xiisadda Iran iyo Israel? - Nofembar 04, 2024
Madaxweynaha Iran ayaa Axaddii sheegay xabad-joojin suurta-gal ah oo u dhaxaysa xulafadeeda iyo Israa’iil “ay saamayn ku yeelan karto xoojinta,” jawaabta Tehran ka bixinayso weerarradii ugu dambeeyay ee Israa’iil ku qaadday goobaha ciidamada Iiraan.