Muuqaallo - VOA
Dhimashada qaraxii Nigeria oo korortay - Oktoobar 17, 2024
Saraakiisha Nigeria ayaa sheegay in tirada dadka ku dhintay booyad shidaal oo qaraxday ay gaartay ku dhowaad 150 qof. Meydadka oo lasoo ururiyay ayaa lagu aasay xabaale wadareed. Wararkii ugu dambeeyay ee musiibadaasi waxaa inoo haya Axmed Cali Sheekh.