Muuqaallo - VOA
Mooshinka madaxweyne ku-xigeenka Kenya - Oktoobar 09, 2024
Aqalka Hoose ee baarlamaanka Kenya ayaa xalay fiidkii ogolaaday mooshin xilka looga qaadayo madaxweyne ku-xigeenka oo loogu eedeeyay musuq-maasuq. Soomaalida degan Nairobi ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay tallaabadan.
Warbixintan waxaa Nairobi ka soo