Muuqaallo - VOA
Fiqi oo mar kale ka hadlay xiisadda Itoobiya - Sebtembar 26, 2024
Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Ethiopia, oo uu ku eedeeyay inuu ka danbeeyo R/Wasaaraha Ethiopia. Fiqi ayaa mar kale ku celiyay in ciidamada Ethiopia ay qasab tahay inay ka baxaan Soomaaliya.