Muuqaallo - VOA
Bosnia oo maanta laga xusay xasuuqii Srebrenica - Luuliyo 11, 2024
Kumanaan qof oo qiiraysan ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Srebrenica) ee Bosnia, si ay u xusaan xasuuqii Muslimiinta Boosniyaanka ah ee sanadkii 1995-kii, wax ka yar laba bil kadib markii ay Qaramada Midoobay maalin la xuso u samaysay xasuuqaas.