Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Warbixinta dhallinyarada Malawi iyo siyaasadda - May 23, 2024

May 23, 2024

Dhallinyaro badan oo ku nool Afrika oo daneynaya inay noqdaan hogaamiyayaasha berrito ayaa sheegay in haddii ay awoodda helaan ay wax badan ka badali doonaan nolosha dadka qaaradda ku nool.

Warbixintan waxaa magaalada Lusaka ka soo diray Mooka Sibbku. I