Muuqaallo - VOA
Xiisadda Puntland iyo dowladda federaalka - Abriil 18, 2024
Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sheegay inay kalsoonidii iyo taageeraddii kala noqdeen xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliay ee ka soo jeeda Puntland.Haddaba sida ay xildhibaanada u arkaan arrinta waxaan ka wareysanay Cali Mahdi Maxamed oo ka mid ah