Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Talking US Elections: A Conversation with African Students - Oktoobar 31, 2024
Every four years, the US presidential election captures the world’s attention. In 2024, Kamala Harris, the Democratic nominee, and Donald Trump, the Republican pick, will face off as the main contenders. VOA’s Mayra de Lassalette has a conversation with A
Farriinta dadka Afrika ee Mareykanka - Oktoobar 30, 2024
Dadka qaaradda Africa ku nool, ayaa indhaha ku haya doorashada madaxtinimada Maraykanka. Haddaba waa kuwan farriimo qaar ka tirsan dadka Africa ay u dirayaan madaxweynaha cusub ee qaban doona xilka Maraykanka.
Ololaha doorashada Mareykanka - Oktoobar 30, 2024
Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris iyo madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa wada dadaalkii ugu dambeeyay ee lagu xaqiijinayo codadka doorashada, iyadoo 6-maalmood ay ka harsan tahay maalinta doorashada.
Qurbo-joogta Mareykanka iyo doorashada - Oktoobar 30, 2024
Iyadoo doorashadii Maraykanku ay 6 cisho ka dhiman tahay ayaa muwaadiniinta Maraykanka ah ee ku nool Kenya ay si dhow ula socdaan doorashada. .Weriyaha VOA Juma Majanga ayaa Nairobi kula hadadlay qaar ka mid ah.
Wararkii u dambeeyey doorashada Somaliland - Oktoobar 30, 2024
Somaliland waxaa ka socda ololaha doorashooyinka la filayo in laga qabto 13-ka bisha November. Booliska Somaliland ayaa sheegay inay soo qabteen dhallinyaro hubaysan oo lagu dhex arkay ololaha xisbiga Kulmiye. Waxaan arrintan ka wareysanay Cabdishakuur
Xasan Sheekh oo farriin u diray Deni iyo Axmed Madoobe - Oktoobar 30, 2024
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay diyaar u yahay inuu la hadlo Puntland iyo Jubaland, si loo xaliyo khilaafka siyaasadeed ee dhex-taagan dhinacyadan.
62 qof oo ku dhintay daadadka Spain - Oktoobar 30, 2024
Ugu yaraan 62 qof ayaa ku dhintay daadadkii ugu dhimashada badnaa ee ku dhuftay Spain 30-kii sano ee la soo dhaafay, ka dib markii roobab mahiigaan ah ay ku ka da’een gobolka bari ee Valencia Talaadadii.
Israel oo duqeyn cusub ka fulisay Gaza - Oktoobar 30, 2024
Duqeymo isdaba joog ah oo ay ciidamada Israa’iil ka fuliyeen Marinka Gaza ayaa lagu dilay ugu yaraan 20 qof Arbacada maanta ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta caafimaadka.
Biden oo ka hadlay colaadda Bariga Dhexe - Oktoobar 30, 2024
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa ku baaqay in la soo afjaro colaadda adag ee ka taagan Bariga Dhexe kadib markii Israel ay beegsatay Iran subaxnimadii hore ee Sabtidii, taasi oo Washington ay sheegtay inay ahayd aargoosi cudur daar leh oo la xiriira
Farriinta dadka Afrika ee Mareykanka - Oktoobar 29, 2024
Qaar ka mid ah dadka ku nool Afrika ee doorashada Maraykanka la socda, ayaa VOA la wadaagay farriinta ay u diri lahaayeen madaxweynaha cusub ee Maraykanka. Waa kuwan qaar ka mid ah dadkasi oo farriintan diraya.