Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Taliye RSF ah oo u goostay ciidanka Sudan - Oktoobar 21, 2024
Ciidamada Sudan ayaa Axaddii sheegay in taliye ka tirsan ciidamada ay dagaalka kula jiraan ee Gurmadka Degdega ah ee loo soo gaabiyo RSF ay isaga iyo qaar ka mid ah ciidamadiisu u soo goosteen dhanka ciidamada Sudan.
Meydka xildhibaan oo laga helay Wajeer - Oktoobar 21, 2024
Magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya waxaa ka taagan buuq iyo xiisad maalintii labaad kadib markii shalay duleedka Wajeer laga helay maydka xildhibaan Hussein Yuusuf Axmed oo ka tirsan golaha deegaanka Wajeer oo la la’ aa muddo ka badan 30 cisho
Qarashka ku baxa doorashada Mareykanka - Oktoobar 21, 2024
Marka loo barbar dhigo dalalka kale ee dunida, dalka Maraykanka waa dalka kharashka ugu badan ku bixiya ololah doorashooyinka. Haddaba maxaa sabab u ah arrintan? Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa noo haya Nuur Bukhaari.
Fethullah Gulen oo xalay geeriyooday - Oktoobar 21, 2024
Wadaadka Muslimka ee fadhigiisu ahaa Mareykanka Fethullah Gulen, oo ay Ankara ku eedeysay inuu abaabulay afgambigii dhicisoobay ee 2016-kii, ayaa isaga 83 jir ah ku geeriyooday Mareykanka oo uu dibad-joog ku ahaa, waxaa sidaas Isniinta maanta ah sheegay k
Blinken oo dib ugu laabtay Bariga Dhexe - Oktoobar 21, 2024
Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Antony Blinken ayaa maanta oo Isniin ah dib ugu soo laabtay Bariga Dhexe, taasi oo qeyb ka dadaal cusub oo lagu doonayo in xabad joojin ay adag tahay in la gaaro laga gaaro dagaalka Gaza ka socda, muddo laba todobaad
16 kadib ayey ku laabanayaan dalkooda - Oktoobar 20, 2024
Faraca dadkii ka cararay cadaadiskii Jarmalka ee Namibia horraantii qarnigi 20-aad (1908-dii) ayaa 116 sano kaddib ku laabanaya dhulki awooweyaashood ee Namibia. Vitalio Angula ayaa warkan ka soo diray Windhoek, Namibia. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan aya
Puntland oo kor u qaadeysa dalxiiska - Oktoobar 20, 2024
Puntland ayaa wadda qorshe kor loogu qaadayo dalxiiska. Degmada Eyl ee gobolka Nugaal waxaa lagu qabtay bandhig dalxiis oo dadka lagu barayay goobaha iyo waxyaabaha ay degmadu gaarka u leedahay.Nuux Muuse ayaa warbixintan noo soo diray.
Taariikhda xisbiyada siyaasadeed ee Mareykanka - Oktoobar 20, 2024
Laba todobaad ayaa ka harsan doorashada madaxtinmada Mareykanka ee ay ku loolamayaan musharaxa Dimoqraadiga Kamala Harris iyo kan Jamhuuriga Donald Trump. Haddaba Taariikhda labada xisbi ee aalaaba ku loolama kursiga ugu sarreeya dalka ayaa warbixin ay VO
Nin weerari rabi safaaradda Israel ee Jarmalka - Oktoobar 20, 2024
Dacwad oogayaasha Jarmalka ayaa sheegay in nin Liibiyaan ah oo looga shakisan yahay inuu qorsheynayay weerar lagu qaado safaaradda Israa’iil ee magaalada Berlin, isla markaana xiriir la leeyahay kooxda Daacish ayaa maanta oo Axad ah ka soo hor muuqan doon
Sirta qorshaha weerarka Israel ee Iran oo la helay - Oktoobar 20, 2024
Mareykanka ayaa baaraya dukumintiyo sir ah oo fasax la’aan lagu dusiyay kuwaasi oo ku saabsan qorshaha Israel ee weerarka la filayo in ay ku qaaddo Iran, sida ay saddex sarkaal oo Mareykan ah ka soo xigatay wakaaladda wararka AP.