Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Xiriirka Sacuudiga iyo Israel oo laga shaqeynayo - Oktoobar 23, 2024
October 23, 2024

Xoghaya Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa Arbacada maanta ka shaqeynaya sidii uu dalalka Sacuudi Carabiya iyo Israel ay xiriir diblomaasi u yeelan lahaayeen, isaga oo rajeynaya in heshiiskaas taariikhiga ah uu kaalin ka gaysan doono in l

Hoobiyeyaasha Mareykanku siiyey Ukraine - Oktoobar 22, 2024
October 22, 2024

Hoobiyeyaasha uu Mareykanku farsameeyey ee M224 oo cabbirkiisu yahay 60-millimitir ayaa la sheegayaa inuu door lixaad leh ka qaato dagaalka ka dhanka ah ciidamada Ruushka ee ka socda Ukraine.

Doodda hubka ee doorashada Mareykanka - Oktoobar 22, 2024
October 22, 2024

Dhibanayaasha rabshadaha hubaysan iyo milkiilayaasha qoryaha Maraykanka ayaa muujinaya aragtiyo kala duwan oo ku saabsan madaxweynaha soo socda, iyo waxa uu ka qaban doono xakamaeynta rabshadaha hubka ee Maraykanka.

Mareykanka oo beegsanaya Kuuriyada Waqooyi - Oktoobar 22, 2024
October 22, 2024

Maraykanka iyo xulufadiisa ayaa ku dadaalaya dhaqan galinta cunaqabateynada QM ee saaran dalka Kuuriyada Woqooyi, iyada oo xitaa ay jirto wada shaqeyn laaan ka imanaysa dalalka Ruushka iyo Shiinaha.

Ololaha doorashada dalka Mareykanka - Oktoobar 22, 2024
October 22, 2024

Ololaha doorashada madaxtinimada Maraykanka ayaa galay labadii toddobaad ee u danbeeyey ka hor maalinta codaynta ee 5-ta November. Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada iyo halka la kala marayo waxa inoo haya Cabdixakiim Shirwac.

Madaxda BRICS oo ku shiraya Ruushka - Oktoobar 22, 2024
October 22, 2024

Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi iyo hoggaamiyeyaal kale ayaa maanta gaaray magaalada Kazan ee Ruushka si ay uga qaybgalaan shir madaxeedka waddamada BRICS.

Adeeg ilaalinaya shimbiraha Kenya - Oktoobar 22, 2024
October 22, 2024

Dadka ku nool dhinaca xeebeed ee dalka Kenya ayaa isticmaalaya adeeg ay kula soconayaan kuna ilaalinayaa Shimbiraha. Hay’adda UNESCO ayaa sheegtay in wabiga Tana River uu leeyahay deegaanno fiican oo hoy u ah noocyada kale duwan ee shimbiraha oo ay ku jir

Kenya oo afar qof u gacan gelisay Turkey - Oktoobar 22, 2024
October 22, 2024

Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay dib u celinta afar qof oo qaxooti Turkish ah oo laga masaafuriyey Kenya, kuwaas oo kooxaha xuquuqda aadanaha ay sheegeen in la afduubay oo si qasab ah loo celiyay, ayada oo la jebinayo sharciga caalamiga ah.

Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda - Oktoobar 21, 2024
October 21, 2024

Wararkii ugu dambeeyey ee Seyniska iyo Teknoolajiyadda caalamka iyo waxyaabaha ku cusub, waxaa nala wadaagaya Cabdixakiim Shirwac.

Trump oo ka shaqeeyey McDonald’s - Oktoobar 21, 2024
October 21, 2024

Murashaxa madaxweynaha ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa Axaddii shalay booqday maqaayad McDonald's ah oo ku taal agagaarka magaalada Philadelphia, isaga oo muddo kooban ka shaqeeyay qaybta shiilidda baradhada iyo daaqadda laga bixiyo dalabaadka dad