Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Maxaa ka cusub doorashada Mareykanka? - Oktoobar 28, 2024
Ololaha doorashada madaxtinimada Mareykanka ayaa galay toddobaadkii ugu dambeeyay iyadoo musharraxa Dimoqraadiga Kamala Harris iyo kan Jamhuuriga Donald Trump uu u dhexeeyo tartan adag oo ay si weyn isugu dhow yihiin.
Haween Soomaali ah oo lagu dilay Nairobi - Oktoobar 24, 2024
Kumanaan ka tirsan Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta isu soo baxay, iyagoo raadinaya cadaalad, kaddib markii saddex dumar ah, hooyo gabar ay dhashay iyo gabar ay habaryar u tahay oo la waayay I
Codeynta dadka Mareykanka ee ku nool Burkina Faso - Oktoobar 23, 2024
Shacabka Mareykanka ee ku nool dalka Burkina Faso ayaa aad isha ugu haya doorashada madaxweynaha Mareykanka, ayaga oo darsaya ciddii ay u codeyn lahaayeen.
Kuuriyada Woqooyi oo ciidan u dirtay Ruushka - Oktoobar 23, 2024
Xoghayaha Gaashaandhigga ee Maraykanka, Lloyd Austin ayaa sheegay inay jiraan caddaymo muujinaya in ciidamo ka socda Kuuriyada Waqooyi Isniintii loo qaaday dalka Ruushka.
Gachagua oo sheegay inuu halis amni wajahayo - Oktoobar 23, 2024
Madaxweyne ku-xigeenka xilka laga xayuubiyay ee Kenya Rigathi Gachagua ayaa sheegay in ciidankii ilaalinayay lagala laabtay, waxa uuna ka digay in wax kasta oo ku dhaca uu masuul ka noqonayo madaxweyne William Ruto.
Soomaaliya iyo nidaamka dad-dhigista casriga - Oktoobar 23, 2024
Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay billaabaysa nidaamka dad-dhigista oo casri ah, taasi oo sahlaysa in muwaadiniinta ay iska diiwaan-geliyaan meel kasta oo Somalia ka mid ah. Cabdulqaadir OK ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.
Ololaha dooraashooyinka Somaliland oo socda - Oktoobar 23, 2024
Xisbiyadda iyo ururada siyaasadda Somaliland ayaa maalintii 5-aad wada ololaha doorashada Somaliland oo la filayo inay dhacdo 13-ka bisha November. Xisbiyada iyo ururada ayaa wada shirar iyo dadaallo ay ku doonayaan inay codbixiyaal ku helaan.
Wararkii ugu dambeeyey doorashada Mareykanka - Oktoobar 23, 2024
Doorashada madaxtinimada Mareykanka oo ay ka harsan tahay wax ka yar laba toddobaad ayaa mareysa heer xasaasi ah iyadoo musharraxiinta Kamala Harris oo Dimoqraadi ah iyo Donald Trump oo Jamhuuri ah ay sii xoojiyeen ololaha ay ka sameynayaan ilaa toddoba g