Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Qurbo-joogta Mareykanka iyo doorashada - Oktoobar 29, 2024
October 29, 2024

Qaar ka mid ah qurba-joogta Maraykanka ah ee ka shaqeeya safaaradda Maraykanka ee Itoobiya ayaa isku diyaarinaya doorashooyinka Mareykanka ee dhacay 5-ta November. Weriye Eskinder Firew ayaa Addis Ababa kula hadlay qaar ka mid ah, waxaana warbixintan uu k

Wareysiga Dr. Sadia Siyaad - Oktoobar 29, 2024
October 29, 2024

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa casuuntay qaar ka mid ah aqoonyahanada iyo hogaamiyeyaasha bulshada rayidka, taasi oo qeyb ka ah barnaamij lagu baranayo hoggaminta. Waxa dadkaas ka mid ah Dr. Sacdiya Siyaad oo ah madaxa iyo aas-aasaha Hano Aca

Wararkii ugu dambeeyey doorashada Mareykanka - Oktoobar 29, 2024
October 29, 2024

Dadweynaha Maraykanka ayaa toddobaad kadib goobaha codbixinta u dareeri doona si ay codkooda uga dhiibtaan doorashada madaxtinimada ee dhacaysa 5-ta bisha November, waxaana lagu jiraa maalmihii ugu dambeeyey ee ololaha.

QM oo ka hadashay mamnuucista UNRWA - Oktoobar 29, 2024
October 29, 2024

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Isniintii sheegay in dhaqangelinta sharciga ka mamnuucaya hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin ee UNRWA inay ka shaqeyso Israa’iil “ay cawaaqib xun ku yeelan karto qaxootiga F

60 Falastiiniyiin ah oo lagu dilay Gaza - Oktoobar 29, 2024
October 29, 2024

Ugu yaraan 60 Falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay tobanaan kalena way ku dhaawacmeen weerar ay Israa'iil ku qaadday dhisme ay deggan yihiin oo ku yaalla magaalada Beit Lahiya ee Waqooyiga Gaza Talaadada maanta, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Gaz

Barasaabka Wajeer oo xil sare qabtay - Oktoobar 28, 2024
October 28, 2024

Guddooomiyaha maamulka gobolka Wajeer Axmed Cabdullaahi Jiir ayaa dhawaan loo doortay madaxa golaha guddoomiyayaasha goballada dalka Kenya. Axmed wuxuu noqonayaa qofkii ugu horreeyay oo Muslim ah ama Soomaali ah oo jagadaas qabta. Warbixintan waxaa Mand

Wararka sayniska iyo teknoolojiyadda - Oktoobar 28, 2024
October 28, 2024

Wararkii ugu dambeeyey iyo arrimaha ku cusub sayniska iyo teknoolojiyadda caalamka, waxaa nala socodsiinaya Cabdixakiim Shirwac.

Qurbo-joogta Mareykanka ee Kenya iyo doorashada - Oktoobar 28, 2024
October 28, 2024

Qaar ka mid ah dadka Mareykanka ah ee ku nool Kenya ayaa qorsheynaya in ay codkooda ka dhiibtaan doorashada Mareykanka, ayaga oo go'aankooda ku saleynaya arrimaha muhiimka ah ee siyaasadda gudaha iyo dibedda.

Doorashada Congress-ka Mareykanka - Oktoobar 28, 2024
October 28, 2024

Shanta November oo ah maalinta ay dadka Maraykanku doorashada u dareerayaan, waxay ka sokow madaxweynaha kala dooranayaan ciddii xukumi lahayd labada aqal ee Congress-ka. Warbixintan waxaa diyaarisay wariyaha VOA-da Katherine Gypson, waxaana soo jeedinay