Muuqaallo - VOA
Gachagua oo sheegay inuu halis amni wajahayo - Oktoobar 23, 2024
Madaxweyne ku-xigeenka xilka laga xayuubiyay ee Kenya Rigathi Gachagua ayaa sheegay in ciidankii ilaalinayay lagala laabtay, waxa uuna ka digay in wax kasta oo ku dhaca uu masuul ka noqonayo madaxweyne William Ruto.